Somali.Org


Nabad  iyo  Barwaaqo!

Loading

 

 

Quranic Prophecy

 

وَمَنْ أَعْرَضَ عَن ذِكْرِي فَإِنَّ لَهُ مَعِيشَةً ضَنكًا وَنَحْشُرُهُ يَوْمَ الْقِيَامَةِ أَعْمَىٰ   


"Ka dayaca Dikrigeyga(Quraanka), waxa uu kasbadey nolol Rafaad leh (dhibleh), Aakhirana waxa la soo saari doonaa asagoo indho la' "


"And whosoever turns away from My Message, verily for him is a life narrowed down, and We shall raise him up blind on the Day of Judgment."


Quraanka waxa loo soo dejiyey in lagu dhaqmo 100%. Waxa Aayaddaas Quraanka ah ka muuqata: Kuwii ku dhaqmi waaya Kitaabka Rabbi, inay la kulmi doonaan dhibaato adduun oo rafaad badan. Kuwaas waxa ka mid ah Somalida. Dadkeenu afka ayey Islam ka yihiin. Laakiin intooda badani waa Munaafaqiin. Wuxu Quraanku na am'raayo inta ku dhaqantaa aad ayey u yaryihiin, Allaheena wuxu na gudoonsiiyey: (MACIISHATAN DANKAN ama NOLOL RAFAAD leh) waanan Istaahilnaa taas.  Allah wuxu naga yeelay kuwa adduunka ugu liita. Dacalada Dunida ayaan dawarsanaa, dhulkeeniina Allah waa noo dacareeyey. Waxa ka sii daran, Aakhiro oo indho la'aani nagu sugeyso!

Awaamiirta Rabbigeen iyo Xaqqa uu jideeyey marka laga leexdo, ha filan Kheyr iyo Barwaaqo adduun. Waxad filataa: Dhib, Rafaad, bililiqo, been, tuuganimo, dhac, boob, musuqmaasuq, af-miinshaar, khaa'in, kadaab, booli-cune, umulo-doox, Kufsi masaajid ka dhex dhaca, isbaaro, mooryaanimo, iyo balaayo oo dhan. Waana waxa Somali ku dhacay, bal daawo sawiradan  Magaalo madaxdii Somalia GUJI halkan, sidey aheyd iyo sida ayey noqotay. Waxa yaab leh, dadka fasahaadkaas sameeyey, ayaa 100% Islam ku andacooda!  Halkee wax ka qaldan yihiin? Dad Islam ihi waa inay ka xishoodaan waxa ka dhacay Somalia maanta.
DIGNIIN CULUS:  ALLAH u noqo isagoo KELIYANA CAABUD. Ogow: Salaada haddii aanad TUKAN, Muslim ma tihid, PERIOD! Is'maaweeli oo is'madadaali weligaaba!



                                                                                                                                                                       

                                                                                                                                                                         Celsius Fahrenheit Conversion Table

 
Bani Adamku Waa LunSan Yahay: MAQAL

Waa Xoolo, Xero Lagu Xerooyo:  MAQAL

Qoys qoys ka fiicani Ma jiro: 
MAQAL

Waa kuma Indhooluhu?

 Islam vs Hislam

 Somalia iyo Naxariis La'aanta Al-shabaab

Gudniinku Waa Xad-gudub waana Ficil Sheydaan


 WARNING to Christians: Do not Say God Has begotten a son

 Digniin u Socota Muslimiinta: Tawxiidku waa La ilaaha illa ALLAH

 Quraanku Waa Axsanul XADIIS