وَمَنْ أَصْدَقُ مِنَ اللَّهِ حَدِيثًا Xadiiska Allah Maxaa ka fiican?
وَمَنْ أَصْدَقُ مِنَ اللَّهِ حَدِيثًا Xadiiska Allah Maxaa ka fiican?
The majority of Muslims do not know that Allah condemns the liars in the Quran. The liars are condemned exactly the same way as the Kaafir(Unbeliever) or the Evil doer(Daalim).
Dadku uma haystaanba in beentu tahay wax Allaheen Lacnaday.
Oo Beenlowgu la mid yahay Kaafirka iyo Daalimka.
Ogaada, Beenlowgii ugu horeeyey ee la abuuray Sheydaanka ayuu ahaa, wuxuna ballan qaaday, in uu bani adam oo dhan duufsan doono. Allaheenna waa u ogaaladay inu sidaas sameyn karo. oo waxa la siiyey awoodaas, laakiin waxa loo raaciyey, oo loo sheegay in Lacnaddii Rabbi ku dhacday, إِنَّ عَلَيْكَ اللَّعْنَةَ إِلَى يَوْمِ الدِّينِ
Haddaba ogaada, qof kasta oo beenta ku dhaqma, lacnada Allah ayaa ku soo degta. Somalidu umaba haysato beentu wax weyn inay tahayba. Adduunka oo dhan ayaa maanta meel walba, been la isticmaalayaa, oo la moodaa in Allah aamu arkeynin. Somalidii hore waxay dhihi jireen. waan baahanahay Bakh'ti looma cuno!
Horta in sidaas la yiraa waa qalad, waayo haddii aad gaajooneyso oo baahi kuu geysay, baq'tiga waad cuni kartaa. Laakiin meel uu Allaheen ku ogaaladay beentu ma jirto!! Gaajaa ii geysay inaan been sheego, oo aan sheeko baraley ku dhaqmo, Allaheen agtiiisa waa ka xaaraan. Haddaba, Somaliyeey dib iskugu noqo oo beenta iska dhaaf.
Aqriso Aayadahan kale Quraanka ah.
Lacnadda Rabbi kuwanna waa ku dhacday:
عَرَفُوا كَفَرُوا بِهِ ۚ فَلَعْنَةُ اللَّهِ عَلَى الْكَافِرِينَ 2:89
وَإِنَّ عَلَيْكَ اللَّعْنَةَ إِلَى يَوْمِ الدِّينِ 15:35
إِنَّ اللَّهَ لَعَنَ الْكَافِرِينَ وَأَعَدَّ لَهُمْ سَعِيرًا 33:64
إِنَّ الَّذِينَ كَفَرُوا وَمَاتُوا وَهُمْ كُفَّارٌ أُولَئِكَ عَلَيْهِمْ لَعْنَةُ اللّهِ وَالْمَلآئِكَةِ وَالنَّاسِ أَجْمَعِينَ 2:161
وَنَادَى أَصْحَابُ الْجَنَّةِ أَصْحَابَ النَّارِ أَن قَدْ وَجَدْنَا مَا وَعَدَنَا رَبُّنَا حَقًّا فَهَلْ وَجَدتُّم مَّا وَعَدَ رَبُّكُمْ حَقًّا قَالُواْ نَعَمْ فَأَذَّنَ مُؤَذِّنٌ بَيْنَهُمْ أَن لَّعْنَةُ اللّهِ عَلَى الظَّالِمِينَ 7:44
وَمَنْ أَظْلَمُ مِمَّنِ افْتَرَى عَلَى اللّهِ كَذِبًا أُوْلَـئِكَ يُعْرَضُونَ عَلَى رَبِّهِمْ وَيَقُولُ الْأَشْهَادُ هَـؤُلاَءِ الَّذِينَ كَذَبُواْ عَلَى رَبِّهِمْ أَلاَ لَعْنَةُ اللّهِ عَلَى الظَّالِمِينَ 11:18
فَمَنْ حَآجَّكَ فِيهِ مِن بَعْدِ مَا جَاءَكَ مِنَ الْعِلْمِ فَقُلْ تَعَالَوْاْ نَدْعُ أَبْنَاءَنَا وَأَبْنَاءَكُمْ وَنِسَاءَنَا وَنِسَاءَكُمْ وَأَنفُسَنَا وأَنفُسَكُمْ ثُمَّ نَبْتَهِلْ فَنَجْعَل لَّعْنَتَ اللّهِ عَلَى الْكَاذِبِينَ 3:61
إِنَّ الَّذِينَ يُؤْذُونَ اللَّهَ وَرَسُولَهُ لَعَنَهُمُ اللَّهُ فِي الدُّنْيَا وَالْآخِرَةِ وَأَعَدَّ لَهُمْ عَذَابًا مُّهِينًا 33:57