ٱللَّهُ نَزَّلَ أَحْسَنَ ٱلْحَدِيثِ كِتَـٰبًا مُّتَشَـٰبِهًا مَّثَانِىَ تَقْشَعِرُّ مِنْهُ جُلُودُ ٱلَّذِينَ يَخْشَوْنَ رَبَّهُمْ ثُمَّ تَلِينُ جُلُودُهُمْ وَقُلُوبُهُمْ إِلَىٰ ذِكْرِ ٱللَّهِ
Allah wuxu soo dejiyey Xadiiska ugu FIICAN! kitaab soo isu eg, oo soo noqnoqda, lana qamandhacyooto Jidhka kuwa ka yaaba Eebahood...
Xadiiskuna waa Aayadaha Allah.
تِلْكَ ءَايَـٰتُ ٱللَّهِ نَتْلُوهَا عَلَيْكَ بِٱلْحَقِّ ۖ فَبِأَىِّ حَدِيثٍۭ بَعْدَ ٱللَّهِ وَءَايَـٰتِهِۦ يُؤْمِنُونَ
These are the Ayats of Allah which We recite to you with truthfully; in which HADITH, after Allah and His Ayats do you believe?
Quraanka Haddii Buur lagu soo deji lahaa, Maxaa ku dhici lahaa buurtaasi?
Quraanka Raaca oo adeeca
Bal u fiirso aayadahan Quraanka ah ee hoos ku xusan iyo sida Allaheen nooga digaayo dulmiga Shirk.
Nebigii, manta si dadban ayaa loo caabudaa,bal eeg sawirada ku jira halkan. Nasiib darro. dadkuse ma arkaan taasi:
وَالَّذِينَ تَدْعُونَ مِن دُونِهِ مَا يَمْلِكُونَ مِن قِطْمِيرٍ ﴿١٣
﴾ كِكُمْ إِن تَدْعُوهُمْ لَا يَسْمَعُوا دُعَاءَكُمْ وَلَوْ سَمِعُوا مَا اسْتَجَابُوا لَكُمْ ۖ وَيَوْمَ الْقِيَامَةِ يَكْفُرُونَ بِشِرْ
ۚ
Kuwa aad wacaysaan, ma hantaan xuub laf timireed. Hadaad u yeerataana idin ma maqlayaan, haday idin base maqlaan, wax idiinma tarayaan, Qiyaamadana way diidi doonaan shirkigiina...Quran Sura Fatir
Bal u fiirso Aayadan kale ee Sura Alaxqaf: وَمَنْ أَضَلُّ مِمَّن يَدْعُو مِن دُونِ اللَّـهِ مَن لَّا يَسْتَجِيبُ لَهُ إِلَىٰ يَوْمِ الْقِيَامَةِ وَهُمْ عَن دُعَائِهِمْ غَافِلُونَ٥
Ayaa ka dulmi badan ruux wacaaya Allah ka sokow QOF AAN U JAWAABI KARIN ilaa Maalinta Qiyaame, baryadoodana warba aan loo haynin!
Nebi Muxamed ma ku maqlaa? Waa maya. Maxay tahay hadaba sababta aad u wacayso ama aad u baryeyso qof adduunkan ka xijaabtay, oo Allah u noqday, oo aan ku maqleynin? Jawaabto waa tan. Bal u fiirso ayaadan Quraanka ah:
أَلَا لِلَّـهِ الدِّينُ الْخَالِصُ ۚ وَالَّذِينَ اتَّخَذُوا مِن دُونِهِ أَوْلِيَاءَ مَا نَعْبُدُهُمْ إِلَّا لِيُقَرِّبُونَا
إِلَى اللَّـهِ زُلْفَىٰ إِنَّ اللَّـهَ يَحْكُمُ بَيْنَهُمْ فِي مَا هُمْ فِيهِ يَخْتَلِفُونَ ۗ إِنَّ اللَّـهَ لَا يَهْدِي مَنْ هُوَ كَاذِبٌ كَفَّارٌ
Allaheen ayey Diinta khaaliska ahi u sugnaatey. Kuwa ay u sameyeen Eebe ka sokow awooda, waxay odhan uma caabudno inay Eebe noo soo dhaweeyaan mooyaane!!! Eebaana kala xukumi dadka dhexdooda waxay isku diidaan, Eebana ma hanuuniyo Been badane kaafir ah!!!
فَاعْلَمْ أَنَّهُ لَا إِلَـٰهَ إِلَّا اللَّـهُ