وَمَنْ أَصْدَقُ مِنَ اللَّهِ حَدِيثًا ?Allaheen Ayaa ka Xadiis Wanaagsan

  • Guriga
  • Follow the Quran Alone
  • Xadiisku Waa Quraanka
  • Tawxiidka Toosan
  • Khurufaadka Xadiiska
  • Fariimaha
  • Good Advice
  • Beentu ma Xalaalba?
  • More
    • Guriga
    • Follow the Quran Alone
    • Xadiisku Waa Quraanka
    • Tawxiidka Toosan
    • Khurufaadka Xadiiska
    • Fariimaha
    • Good Advice
    • Beentu ma Xalaalba?

  • Guriga
  • Follow the Quran Alone
  • Xadiisku Waa Quraanka
  • Tawxiidka Toosan
  • Khurufaadka Xadiiska
  • Fariimaha
  • Good Advice
  • Beentu ma Xalaalba?

فَٱعْلَمْ أَنَّهُۥ لَآ إِلَٰهَ إِلَّا ٱللَّهُ

                  Quraanka aan Raacno. 

                       Xadiis kaie ma jiro. 

                     Allah ha u shariik yeelin. 

Nebiga magaciisa ha raacin magaca Allah!

لَّسْتَ عَلَيْهِم بِمُصَيْطِرٍ        Adigu Qasab(Xoog) kuma lihid   

 إِلَّا مَن تَوَلَّىٰ وَكَفَرَ      Kii Xaqqa ka jeedsada, ee Kufriya

 فَيُعَذِّبُهُ اللَّهُ الْعَذَابَ الْأَكْبَرَ   Allah ayaa sida ugu weyn u cadaabi

  إِنَّ إِلَيْنَا إِيَابَهُمْ        Xagayaga ayey usoo noqon     

 ثُمَّ إِنَّ عَلَيْنَا حِسَابَهُم      Annaga ayaana Xisaabi Doona  


============================================   

وَإِذَا قُرِئَ عَلَيْهِمُ الْقُرْآنُ لَا يَسْجُدُونَ

     Quraanka marka loo Aqriyo

 ma suujuudaan! 84:21


    And when the Quran is recited to them,

 they do not fall prostrate! 84:21

                 

Waxan Ayaddan Quraanka ah ka aragnaa sidaan bani Adamku u qiimeynin Kitaabka Allah. Bal u fiirso meel walba adduunkan! Waa Dil joogta ah, waa dhac iyo boob, waana qax iyo burbur aan dhammaan meel walba. Allaheenna waa nooga digayaa ficiladaasi xun xun ku dhaqankooda mar walba Kitaabka. Haddaba waxad ogaataa, qofkii waxa xun ku dhaqmaya, isaga oo ogsoon ama loo sheegay xumaantu  waxa ay tahay, ogow: Qofkaasi mid Allah rumeysan maaha! Qofkaasi  Quraanku agtiisa qiimo kama laha. Digniin iyo Xusuus kasta oo Quraanka ku taal dhag iyo Jalaq uma siiyaan waanada KUTUBTA Allah ku taalana, kuma dhagmaan. 


Sababtu waa maxay?



ذَٰلِكُم بِأَنَّهُۥٓ إِذَا دُعِىَ ٱللَّهُ وَحْدَهُۥ كَفَرْتُمْ وَإِن يُشْرَكْ بِهِۦ تُؤْمِنُوا۟

Waxa ugu wacan, haddii loo yeedho ALLAH OO KELIYA, waad Kufridaan, markii kuwo kale la wadaajiyana, waad rumeysaan!!!  40:12


This is because when God alone was called upon, you disbelieved,  but when others were mentioned beside Him, you believed. 40:12

============================================

U fiirso Aayaddan kale ee Quraanka ah:

-----------------------------------

  وَإِذَا ذُكِرَ اللَّهُ وَحْدَهُ اشْمَأَزَّتْ قُلُوبُ الَّذِينَ لَا يُؤْمِنُونَ بِالْآخِرَةِ ۖ وَإِذَا ذُكِرَ الَّذِينَ مِن دُونِهِ إِذَا هُمْ يَسْتَبْشِرُونَ 


"Markii aad Allah keliya xusto, Quluubta kuwa aan Aakhiro rumeysneyni waa bukoota, markii aad kuwo kale Allah la xustana  waa ku farxaan taas!! 39:45


 "When GOD ALONE is mentioned, the hearts of those who do not believe in  the Hereafter shrink with aversion. But when others are mentioned beside Him, they become satisfied."  39:45

============================================

   

Digniin Culus!! Tawxiidku wa لَا إِلَـٰهَ إِلَّا اللَّهُ oo keliya!!

============================================

             Magaca Allah iyo Nebiga ha is raacin.


إِنَّهُمْ كَانُوا إِذَا قِيلَ لَهُمْ لَا إِلَـٰهَ إِلَّا اللَّهُ يَسْتَكْبِرُونَ                 

  "Markii (la ilaaha illa Allah) loo sheego, waa kibraan! 37:35


  "When they were told, (La Elaha Ella Allah) [There is no other god beside GOD], they turned arrogant. 37:35




Allah ha u shariik yeelin

 إِنَّهُۥ مَن يُشْرِكْ بِٱللَّهِ فَقَدْ حَرَّمَ ٱللَّهُ عَلَيْهِ ٱلْجَنَّةَ وَمَأْوَىٰهُ ٱلنَّارُ ۖ وَمَا لِلظَّٰلِمِينَ مِنْ أَنصَارٍ ‎ 

  Qofka Allah U Shariik Yeela, wuxu Eebbe  ka Xarrimay Jannada, oo wuxu ku xeroon Naarta. 

Daalimkuna heli maayo gargaar!! Quran 5:72

076_Al Insan (mp3)Download

The Mosques Belong to GOD, Do not Call Anyone else! 72:18

Masaajidka Allah oo keliya ku Xus! Nebigii ha ku Xusin!!!
Who is a Muslim (Waa kuma qofka Muslimku)?Sheydaanka ka Digtoonow (Watch out for Satan's Tricks)Qabiilka Somalidu waa Dhaqanka Sheydaan! Do not Lie - Beentu Waa danbi weyn: Waa baahanahay Been Looma Sheego!Waa imisa tiirarka Islamku? How many are the Pillars of Islam?Aabbuhu ama waa Hooyo Rimiye ama Waa Carruurtisa RabbeeyeSugaanta

شَهِدَ اللَّهُ أَنَّهُ لَا إِلَٰهَ إِلَّا هُوَا

  وَالْمَلَائِكَةُ وَأُولُو الْعِلْمِ  3:18 



 Quraanka aqoon looma laha. 

Quraankuna Dadka kuma filna 

================

Nebigii ha wicina!  Inna maq'limaayo

 

========================

Raac Amarkani : إِنَّ الشِّرْكَ لَظُلْمٌ عَظِيم

Shirkigu waa Dulmi aad u Weyn

 Allah + Nebi Mohamed = SHIRK

Allah + Nebi Ciise = SHIRK

Allah + Nebi Mohamed + Ali = SHIRK


Allah oo Keliya wax weydiiso!

Allah oo Keliya Wac!

Allah oo keliyana Caabud! 


Worship God Alone! Call God Alone. Mention God Alone!

 And Commemorate God Alone! 


  

Fariimaha iyo Su'aalaha

Go Back - Dib ugu Noqo: http://www.somali.org

  • Follow the Quran Alone
  • Khurufaadka Xadiiska

Powered by